bayrabayreQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Qaruhu marka uusan biseyl gaarin dubayana ka tago; lafaweyne. ld baybayle.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
baybayleQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-layaal, m.l/dh)Macnaha:ld bayrabayre.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0