baysadhabasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg baysadhabo. ld baysadhabad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

baysadhabo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-btay, -batay)

Macnaha:

  1. Socod cabsi ku jirto socosho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

baysadhabad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld baysadhabasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur