baytin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg bayti. ld baytis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

bayti

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Baadi maqan xogteeda sheegid. 2. Baadi maqan xogteeda cid weyddiin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

baytis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld baytin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur