Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg beddelan¹. ld baddalmid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-lmay, -lantay; -lmi)
Macnaha:
Wax la beddelay noqosho. ld baddalan¹.
Wax beddel ku dhacay ahaansho. ld baddalan².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur