bedertamin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg bedertami. ld baratamin, baratansiin, baratansiis, bedertansiin.

bedertami

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Wax orod ku tartansiin. ld baratami, baratansii, bedertansii, beretami.

baratamin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld bedertamin.

baratansiin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld bedertamin.

baratansiis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld bedertamin.

bedertansiin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld bedertamin.