bedqabid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg bedqab. ld bedqabis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

bedqab

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-bay, -btay)

Macnaha:

  1. 1. Nafley, nabad, caafimaad iwm ku sugnaansho. 2. Wax guri ka ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

bedqabis

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld bedqabid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur