beeddal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. B. ah: Geenyo kudaal u baahan. ld beedal¹.
  2. Kudaal u baahasho (geenyo). ld beedal².

beedal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld beeddal¹.
  2. ld beeddal².