beeganQaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1Isrogrogga: (-gmay, -gantay; -gmi)Macnaha:1. Wax la beegay noqosho. 2. Ku b.: wax, wax kale ku toosan noqosho.1. Wax la beegay ahaansho. 2. Wax la buuxshay ahaansho. 3. Ku b.: wax, wax kale lagu aaddiyey ahaansho. 4. Ku b.: waqti, waqti ku aadan ahaansho.