beejaggoys

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Xasharaad yaryar oo midab madow leh oo sida badan buuryada ka qaniinta wiilasha yaryar. ld buuryaggoys, buuryo-goys.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

buuryaggoys

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld beejaggoys.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

buuryo-goys