beekhaanso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Wax tashiilasho. 2. Wax la miisayo wax ku kordhisasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur