beenaaley

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Dheddig been badan (qof); beenley.

beenley

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-leeyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Haweeney been badan.