beeneeQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-neeyay, -naysay)Macnaha:Hadal la sheegay, inuu beenyahay caddayn. ld beeni.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
beeniQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:ld beenee.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00