beenguurid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg beenguur². ld beenguuris.

beenguur

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Guuridda loo guuro god aan kii tooska ahaa ahayn si qofka kale loo khiyaameeyo (ciyaarta shaxda, jarta iwm).
  2. God aan kii tooska ahaa ahayn u guurid si qofka kale loo khayaameeyo (ciyaarta shaxda, jarta iwm).

beenguuris

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld beenguurid.