beeqbaaq

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Hanka qof qabo marka uu cid hanti ka sugayo.
  2. Hanti cid ka sugid.