beer-abuurQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:Bilowga xiliiyada guga iyo dayrta oo beeraha abuurka lagu ridayo. ld beerabuurid, beerabuuris.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
beerabuuridQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld beerabuur.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
beerabuurisQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld beerabuur.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0