beeran
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-rmay, -rantay; -rmi)
Macnaha:
- 1. Miro geedo iwm wax baxay noqosho. 2. Ku b.: qof, dareen gaar ah ku abuurmid.
- Miro, geedo iwm wax dhul lagu beeray ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

