Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg beercaddow. ld beercaddaad (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3
Isrogrogga: (-daaday, -daatay)
Macnaha:
Oohin badan, daal iyo dhibaato ka mudasho (ilmo).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur