beergoys

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Xilliga dalagga beeraha la gooyo oo ku beegan bilowga xagaaga iyo diraacda (jiilaal).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur