beerin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg beeri.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

beeri

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Miro sida lawska yicibta iwm. qubka sare ka qaadid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur