beerjileec

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Raxmad iyo debecsanaan loo yeesho nafley dhibaateysan. 2. ld beerjilcanaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

beerjilcanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg beerjilcan. ld beerjilcanaansho, beerjileec (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur