beerkutaal

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Galka yar ee ay xameetida ku jirta oo beerka ku taal. 2. ld uurkutaallo. ld beerkutaallo.

uurkutaallo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Dareen iyo uurxumo gocasho ku dheehan tahay leh.

beerkutaallo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld beerkutaal.