beerlaxawsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg beerlaxawso. ld beerlaxawsad, beerlaxawsi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

beerlaxawso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Qof wax laga rabo, ereyo debacsan oo shacuurtiisa lagu soo jiidanayo u jeedin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

beerlaxawsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld beerlaxawsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

beerlaxawsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld beerlaxawsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur