beersaaro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Fuulid degdeg ah oo faras aan koora lahayn la fuulo. ld beersaarid.

beersaarid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg beersaar². ld beersaar¹, beersaaro.