bekeeri

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld bakeeri.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

bakeeri

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Weel dhalo ka samaysan oo sida badan shaah lagu cabbo oo aan dhego lahayn. ld bekeeri.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur