belbel

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Holac weyn oo dabka ka baxo marka la shido. 2. ld belbelid. ld belel¹.
  2. 1. Meel jirka ka mid ah oo dhaawac ah xanfaafid. 2. Dab holac weyn bixin. ld belel².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

belbelid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg belbel². ld belbel¹ (2), belel¹, belelid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

belel

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld belbelid.
  2. ld belbel².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur