beledeysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg beledeyso. ld beledeysi.

beledeyso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. Qof, beled aadid si uu ugu soo nasto.

beledeysi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld beledeysasho.