beleyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg belee.

belee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-leeyay, -leysay)

Macnaha:

  1. Wax belo ku ridid.