bellaagra
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (daaw.) Cudur nafaqoxumo ama nafaqodarro oo ay keento la'aanta ama kayaraanta jirka fitamiinka la yiraahdo PP oo ka sameysan “nikotiinika asidh”. Astaamaha: maqaarka inta muuqda oo galdhaca, shuban iyo qalbixumo ama qulub.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

