benderQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:1. Magaalo meel xeeb ah ku taal. 2. Beled marso leh. 3. Yoolka ciyaarta imbiliga. ld bandar.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
bandarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld bender.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0