benisiliin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (daaw.) Daawo ka sameysanta jeermiga loo yaqan “penicillum - notatum” loona isticmaalo daaweynta caabuqa oo ay keenaan jeermiyaal aad u kala duwan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur