bennedan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-dmay, -dantay; -dmi)

Macnaha:

  1. Hawl, ciyaar iwm wax la benneday noqosho.
  2. Hawl ama ciyaar socotay oo la joojiyey ahaansho.