bardadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Cabsi iyo naxdin weyn oo qofka ka lumisa is hanashada. ld barkad¹, barkag¹, berded¹, berkeg¹ (2).Cabsi kediso ah la wareerid; argaggexid. ld barkad², barkag², berded², berkeg².