beritalsis
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (daaw.) Dhaqdhaqaaq mawjadda oo kale ah oo ku socda xubnaha qaarkood ee jirka kuma xirna rabista qofka, wuxuuna caan ku yahay xubnaha ka sameysan muruq wareegsan iyo muruq dherer u dhigan - sida: xiidmaha.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

