berkad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld berked.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

berked

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. Meel loo dhisay in ay biyo galaan oo lagu kaydsado.².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur