berridambe

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Maalinta markaas la joogo ayaanteeda saddexaad oo soo socota; saaddambe.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

saaddambe

Qaabnax: Falkaab | Adverb

Macnaha:

  1. Maalinta berri iyo saakuun u dhexeysa.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur