berso

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld bersed.

bersed

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. Qeyb guriga ka mid ah oo fadhi loogu tala galay. ld barsad, barso, bersad, berso.