beycasQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Midab ciira boos ah oo casaan yar ku dheehanyahay oo ay yeeshaan lo'da fardaha iyo riyaha. ld beyguduud.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
beyguduudQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Midab lo'aad ah, bey guduud ku dhafanyahay. ld beycas.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0