baydadidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg baydad². ld beydad¹, beygag¹,beygagid.
baydadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. ld beygag 1. Cabsi kedis ah oo wax cabsi lahayn ka didda. 2. ld baydadid.Cabsi badan awgeed cararid. ld beygag².