beymmadow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Midab bey ah oo madowgu ku badan yahay. ld giirmadow.

giirmadow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Midab cad oo madow badani ku dhafan yaha.