bidaarle

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. ld bidaar¹.

bidaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Nin ay timaha bidaar ka gashay. ld bidaarle, bidaarre.
  2. Iin madaxa ragga gasha oo timaha hoosha ama wax yar ku reebta.