bidaarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Nin ay timaha bidaar ka gashay. ld bidaarle, bidaarre.Iin madaxa ragga gasha oo timaha hoosha ama wax yar ku reebta.