bidceyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg bidcee.

bidcee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-ceeyay, -ceysay)

Macnaha:

  1. Qof bidci ka dhigid.