biglee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-leeyay, -laysay)

Macnaha:

  1. Iftiin kala googgo'an oo is daba jooga samayn.