biindhayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg biindhee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

biindhee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-dheeyay, -dheysay)

Macnaha:

  1. Ciyaar turub, haad la degey fas yar saarid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur