biirjeex

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-xyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Qof aan dhibta ka waaban; qof firfircoon oo aan halista ka waaban. ld birjeex.

birjeex

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-xyo, m.dh)

Macnaha:

  1. ld biirjeex.