biiroo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-ooday, -ootay)

Macnaha:

  1. Wax biiri qabatay noqosho. Tus. “Cali waa biirooday”.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur