biirqoolnaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg biirqoolan. ld biirqoolnaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
biirqoolanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-lnaa, -lnayd)Macnaha:Qof la biirqoolay ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
biirqoolnaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld biirqoolnaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00