biish-bijoohaarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:ld joohaar-bibanji.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
joohaar-bibanjiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-iyo, m.dh)Macnaha:Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac afar dhibcood ku leh, dhinaca kalena shan. ld banji-bijoohaar, biish-bijoohaar, joohaar-bibiish.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00