biish-bisaliim

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-mo, m.dh)

Macnaha:

  1. ld saliim-bibanji.

saliim-bibanji

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac saddex dhibcood ku leh, dhinaca kalena shan. ld banji-bisaliim, biish-bisaliim, saliim-bibiish.