biitaysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg biitayso. ld biitaysad, biitaysi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

biitayso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Biito ciyaarid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

biitaysad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld biitaysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

biitaysi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Guuguun. ld biitaysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur